Kulan ay maanta Magaalada Hargaysa isugu yimaadeen Xubnaha Golaha Guurtida Soomaaliland ayaa waxay ku go’aamiyeen in muddo Xileedka golahaas u u ku eg yahay muddo bil ah kadib marka la qabto doorashada Golaha deegaanka Soomaaliland.
Waxay sheegeen in ayagoo Shacabka u danaynaya markii ay waxyaabo badan eegeen go’aankaasi u soo baxay.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Guurtida Soomaaliland oo ku dhawaaqay Xilliga ay doorashadu dhacayso