Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamad Xuseen Rooble ayaa kulan ammaanka doorashada looga hadlayay la qaatay dhammaan taliyeyaasha ciidamada booliska ee maamul goboleedyada.
Waxaa uuna faray inay laba jibaaraan howlaha sugidda ammanka wadanka xilligaan oo arrimaha doorashooyinka lagu guda jiro.
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Gen Cabdi Xasan Xijaar ayaa sheegay in kulankaan qoddobo dhowr ah looga hadlay ayna jiraan go’aamo ay isla qaateen taliyeyaasha ciidanka booliska maamul goboleedyada
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo taliyeyaasha booliska faray sugidda ammaanka doorashada