DHAGEYSO:Xildhibaanka Dadaab oo ku baaqay in la qaato tallaalka COVID19

0
313

Mudanaha deegaan baarlamaneedka Dadaab ayaa dadweynaha ku boorriyay inay ka taxadaraan halista cudurka COVID19 oo ay qaataan tallaalka ka dhanka ah saameyntiisa.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan Dadaab ka soo diray