Wasaaradda Deegaanka Iyo Horumarinta Reer Miyiga ee Soomaaliland oo Hawl-Gal Kusaabsan Ilaalinta Deegaanka Iyo Duurjoogta Ka Fulisay Degaanno Ka Tirsan Gobolka Awdal ayaa ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigeen waxyaabo dhulka lagu xaalufinayay.
Masuuliyiinta ka socotay wasaarada deegaanka Soomaaliland ayaa digniin u diray shaqsiyaadka dhulka xaalufinaya waxayna sheegeen inay ilaalinta deegaanka iyo dhul daaqsimeedka ay markasta u taagan yihiin.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Wasaaradad deegaanka Soomaaliland oo howlgalo ka fulisay gobolka Awdal