DHAGEYSO:Wasiiradda haweenka ee Itoobiya oo is casishay

0
637

Wasiiradda wasaaradda haweenka iyo dhallinyarada ee dalka Itoobiya Filsan Cabdullahi ayaa iska casishay xilka wasaaradda oo ay ku mataleysay shacabka dowlad deegaanka Soomaalida sida uu ku soo warramayo Siyaad Bashuuc Saneey oo warkan ka soo diray magaalada Jigjiga