DHAGEYSO:Musalia Mudavadi oo ku baaqay in la ilaaliyo nabadda doorashada guud 2022-ka

0
360

Madaxa xisbiga ANC Musalia Mudavadi ayaa ku baaqay in lagu dadaallo nabadda xillii sanadka dambe uu dalka isku diyaarinayo doorasho guud.
Waxaa uu dadweynaha gaar ahaan dhallinyarada ku boorriyay inaysan ku kala qaybsamin codeynta.
Hadalkan ayuu jeediyay xilii uu laba cisho booqasho ku joogay ismaamulka Nakuru.

Waxaa uu sidoo kale ballanqaaday in hadii la doorto uu kor u qaadi doono dhaqaalaha dalka.
Dhanka kale afhayeenka dowladda dhexe ee Mr. Cyrus Oguna ayaa dhankiisa ku baaqay in ammaanka laga wada shaqeeyo .