Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta tababar u qabatay guddiga u diyaar garowga iyo ka falcelinta musiibooyinka ee maamulkaasi.
Maxamad Ibraahim Washington ayaa qodobkan oo faahfaahsan Kismaayo nooga soo diray.