Wararka Kenya DHAGEYSO:Dadweynaha oo dhaliilaya madax ay gacmahoodu ku doorteen By star - September 26, 2021 0 349 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Shacabka ayaa cabasho ka muujiya in siyaasiyiinta ay u codeyaan xilliga doorashooyinka ka dib ballanqaadyo lagu qanciyay balse aysan u dhaga nuglayn markay dhibban yihiin sida uu warbixintan ku eegaya Maxamad Baaruud Xuseen https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2021/09/Maxamad-Baaruud-Dadaab.mp3