DHAGEYSO:Xisbiga KANU oo kulan balaaran ku qabtay magaalada Mombasa

0
522

Magaalada mombasa ayaa waxaa galabta ka dhacay kulan waynaha xisbiga KANU Iyadoona 400 oo ergo ka kala timid qaybo ka mid ah gobolka xeebta ay ka qayb galeen .
Maxamed Cabdi Bootaan ayaa dhameystiraya.