Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka Soomaaliya ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo warbaahinta la hadlay ayaa Xukumadda Soomaaliland ee uu hogaamiyo Muuse Biixi wuxuu ku eedeeyay inaysan wax qorsh ah lahayn loona baahan yahay inay qorsheyaal yeelato.
Dhanka kale gudoomiyaha gobolka saaxil ee Soomaaliland ayaa Xukuumada ka difaacay eedaymaha ugu yimid gudoomiyaha Xisbiga UCID.