DHAGEYSO:Magaalada Sarrif ee Koonfurta Wajeer oo ay abaarta si wayn u saameysay

0
435

Saameeynta abaarta ayaa si aad ah looga dareemayaa deegaan baarlamaneedka Koonfurta Wajeer iyadoo shacabka ay wajahayaan culeys badan sidoo kale xoolaha ayaa aad u liita qaar badanna dhintay.
Maxamad Baaruud Xuseen oo socdaal shaqo halkaasi ku jooga ayaa warbixintan inooga soo diray magaalada Sarrif ee deegaankaas