DHAGEYSO:Siyaasiyiin gaashaanka u daruuray xisbiga UPYA ee ismaamulada xoola dhaqatada

0
461

Siyaasiyiin ay ka mid yihiin barasaabka Mandera Cali Ibraahim Roba iyo dhigiisa Marsabit Maxamuud Cali ayaa gaashaanka u daruuray dhaqdhaqaaqa UPYA oo ay sheegeen in aan laga qaybgelin dhammaan madaxda xoolo dhaqatada.