DHAGEYSO:Banaanbax ka dhacay gobolka shabeelada Hoose

0
459

Wararka ka imaanaya deegaano ka tirsan gobolka shabeelada hoose ayaa sheegay in deegaano gobolkaas ka tirsan uu ka dhacay banaanbax looga soo horjeedo ciidamada AMISOM.
Meelaha ay banaanbaxyadaan ka dheceen ayaa waxaa ka mid ah Shalanbood,Qoyooley iyo deegaanka Farxaan waxayna dadkaan sheegeen inay cadaalad u raadinayaan todobo qof oo bilowgii bishii sideedaad ciidamada AMISOM ku dileen deegaanka goobweyn ee gobolka shabeelada hoose.