DHAGEYSO:Wasiirka shaqada Soomaaliya oo ka warbixiyay kulamo uu Masar uga qaybgalay

0
330

Wasiirka wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada dowlada fedraalka Soomaaliya C/wahaab Ugaas Xuseen oo ka warbixiyay Shirka Wasaaradaha Shaqada ee dalalka Jaamacadda Carabta oo uu uga qeyb galay caasimada Qaahira ee wadanka Masar ayaa sheegay inuu waxbarada uga soo kordhay.
Wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada ee dowlada Soomaaliya ayaa sheegay in waxyaabaha ay ka soo hada hadleen wasiiradii dhigiisa ahaa eek a qaybgalay kulankii Qaahira ka dhacay ay u balan qaadeen iyo dowlada Soomaaliya taageero dhinacyo badan ah la siiyo.