DHAGEYSO:Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka ee Jubaland oo kulan la yeelatay hay’adaha ka hawl gala

0
597

wasarada gargarka iyo maareynta musiibooyinka dowlad gobaledka Jubbaland ayaa kulan la yelatay hay’aada Sea oo ka mid ah kuwa ka howl gala deganada Jubbaland.