Muuse Suudi Yalaxow ayaa mar kale loo doortay Senatar ka tirsan golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ka dib markii Caawa doorasho xiiso badan ay ka dhacday magaalada Jowhar.
Waxaa uu noqday Senatarkii ugu horreeyay ee ka soo baxa Dowlad-goboleedka Hirshabeelle isagoo helay 55.
Doorashaddaan ayaa lagu tilmaamay in ay ahayd midii ugu wanaagsaneyd doorashooyinkii maamul goboleedyada Aqalka Sare.