Iyadoo shalay dib loo furay dugsiyada ku yaalla ismaamulka Laikipia ka dib rabshado iyo dhaca xoolaha ee saameeyay dowlad deegaankaasi ayaynan ardayda inta badan shalay dugsiyada iska xaadirin.
Maamulaha dugsiga hoose dhexe ee Ol Moran, James Timeka ayaa warbaahinta u sheegay in 65 ka mid ah 582 arday ay dib ugu soo laabteen iskuulkaasi waxaana hadalladiisa ka mid ahaa.