2 ka mid ah ciidamada Ukraine oo la dilay

0
458

Labo ka mid ah saraakiisha ammaanka ee dalka Ukraine ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen iskudhac kala dhexeyay koox gooni u goosad ah.
Wararka ayaa intaa ku daraya in 10 sarkaal oo dheeraad ah la dhaawacay.
Ciidamada difaaca ee Ukraine ayaa warbaahinta u xaqiijiyay khasaaraha ka dhashay iskudhaca laga soo tabiyay bariga dalkaasi.