DHAGEYSO:Ruto oo sheegay in xisbigiisa uu sanadka dambe qabanaya hoggaanka dalka

0
408

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa sheegay in doorashada guud ee sanadka 2022-ka uu ku guulaysan doono musharrax madaxweyne oo aaminsan in dhaqaalaha wadanka la kobcin karo hadii la taageero danyarta iyo ganacsatada yaryar.
Ruto ayaa sheegaya in siyaasiyiinta ay iska soo horjeedaan ay hadda isaga ku dayanayaan.
Waxaa uu xusay inay hadda fahmeen in Kenyaanka aynan daneynayn xeer beddel balse wax ka qabashada caqabadaha haysta.