Waxaa magaalada Mandera maanta lagu qabtay xaflad lagu soo dhawaynayay 383 askari oo dhawaan tababar loogu soo xiray magaalada Naivasha ee ismaamulka Nakuru.
Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa qodobkan oo dhameystiran soo diray.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Ciidamo dhawaan tababar ku qaatay Naivasha oo lagu soo dhaweeyay Mandera