Diyaaradii ugu horaysay oo rakaab sida oo ka ambabaxday maanta dalka Afghanistan

0
508

Duulimaadkii ugu horreeyay ee rakaab rayid oo caalami ah oo ka yimaaday wadanka Afgaanistaan tan iyo markii uu Mareykanka ka baxay bishii hore ee dalkaas ayaa maanta ka degay dalka Qatar.
Diyaarada Qatar Airways, ayaa Khamiista maanta ah ka soo degtay gegida dayaaradaha ee Hamad International Doha iyadoona ay la socdeen muwaadiniin afgaanistaan ah.