Gudoomiyihii baarlamaanka Soomaaliya oo ka soo horjeestay dhaarinta wasiirka amniga

0
419

Guddoomiyihii Golaha Shacabka ee Muddo xileedkiiso dhammaaday mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa sharci daro ku tilmaamay dhaarinta wasiirka amniga Cabdullaahi Maxamed Nuur ee uu xalay magacaabay Ra’isul Wasaaraha.
Waxaa uu Ra’iisul wasaare Rooble uu ka codsaday in uu ka baraan dego dhaarinta wasiirada cusub.