Qaar ka mid ah madaxda muslimiinta dalka ee ismaamulka Mombasa ayaa soo dhaweeyay in la hakiyay hannaanka soo xulista Qaadiyada dalka oo ay sheegeen in si aan sharciga waafaqsanayn loo waday.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan oo dhameystiran ka soo diray Mombasa