Shacabka magaalada Kismayo oo aragtiyo kala duwan ka dhiibtay khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’isul wasaare Rooble ayaa ugu baaqay madaxda isu tanaasul.
Maxamed Ibraahim Washington ayaa qodobkan inoo soo diray.