DHAGEYSO:Dab ka kacay dugsiga sare ee wiilasha St. Lukes ee ismaamulka Bungoma

0
443

Dugsiga sare ee wiilasha St. Luke ee ku yaalla deegaanka Kimilili ee ismaamulka Bungoma ayaa xalay dab xooggan uu ka kacay .
Waxaa lagu soo warramayaa in dab u gasytay khasaaro maaliyadeed.
Dabka ayaa sidoo kale ku qasbay arday dhan300 ay seexdaan dugsiga banaankiisa
Ilaa iyo hadda ma jirto arday ku dhintay ama ku dhaawacmay dabkaas.
Maamulaha dugsigaasi ayaa sheegay in dabka uu kacay xili ay ardayda ku jireen fasallada habeenkii.
Baabuurta dab damiska ayaa lagu eedeeyay inay ka gaabiyeen shaqadooda oo ayna ka soo daahiin daminta dabka.

Si kastaba ahaate laamaha ammaanka ayaa hadda baaritaano ku bilaabay sababta keentay in dugsiga uu dab ka kaco.