Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa ka hadlay qorshaha ay isbeheysi siyaasadeed ku soo wada dhisayaan xisbiyada ODM iyo Jubilee .
William Ruto ayaa si cad u sheegay in xisbiga UDA uu u adeegsan doono in sanadka 2022-ka lagu soo dhiso maamul dowladeed maadaama ay xubno ka yihiin ilaa 150 xildhibaan.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Muxuu William Ruto ka yiri qorshaha ay isbeheysi siyaasadeed ku soo wada...