DHAGEYSO:Hoggaamiyaha ANC oo ka hadlay qorshahiisa siyaasadeed

0
772

Hoggaamoyaha xisbiga ANC Musalia Mudavadi oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in diiradda uu saarayo sidii uu dalkani hormar u gaarsiin lahaa isagoona u hanqal taagaya xilka madaxtinimada ee doorashada guud ee sanadka 2022-ka.
Mr Mudavadi ayaa Kenyanka u sheegay in qof walba uu qorshahiisa uu wato oo uusan ku daba dayaneyn Raila Odinga iyo William Ruto.
Waxaa uu ka codsaday Kenyanka inuu ku taageraan shakhsi ahaantiisa oo aysan ku taagrerin danaha siyaasi kale.