Maamulka magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah kadib daadad halkaasi saameeyay.
Wararka ayaa intaa ku daraya in amarkan kani la mid ah laga soo saaray magaalada New Jersey ee dalkaasi.
Duqa New York Kathy Hochul ayaa barta Twitter-ka ku sheegay in xaaladda degdegga ah looga gol leeyahay in wax looga qabto dhibaatada halkaasi ka dhacday.