Wararkii ugu dambeeyay COVID 19 Kenya

0
522

Wasaaradda Caafimaadka ee dalka ayaa Arbacada maanta ah shaacisay in 1,018 qof laga helay COVID-19 ka dib markii la baaray 9,347 qof 24-kii saac ee la soo dhaafay.
Heerarka caabuqa ee dalka waxaa ay marayaan boqolkiba 10.9%, halka kiisaska guud ee COVID 19 ay dhan yihiin 236,881 .
Kiisaska,la helay maanta 995 waa Kenyan halka 23-ka kale ay yihiin ajaanib.
633 bukaan ah ayaa ka soo kabsatay xanuunka,bogsashada guud ayaa tan ka dhigaysa 224,270.
Waxaana u geeriyooday 13 dhimashada guud ayaa maraysa 4,739.
Nairobi 287, Kiambu 114, Baringo 60, Nakuru 55, Embu 49, Murang’a 46, Uasin Gishu 31, Makueni 30, Garissa 29, Busia 25, Kilifi 25, Nyeri 24, Mombasa 24, Machakos 22, Taita Taveta 22, Nandi 21, Kajiado 19, Nyandarua 14, Kirinyaga 13, Turkana 13, Kitui 12, Kakamega 12, Kericho 11, Noma Bay 8, Tana River 7, Laikipia 6, Narok 6, Lamu 6, Trans Nzoia 5, Meru 4, Isiolo 4, Elgeyo Marakwet 3, Kwale 2, Migori 2, Marsabit 2, West Pokot 2, Kisumu 1, Siaya 1 iyo Bungoma 1.