Cristiano Ronaldo oo ku soo laabtay kooxdiisi hore Manchester United

0
1228

Cristiano Ronaldo oo ka mid ah laacibiinta ugu wanaagsan kubadda cagta adduunka ayaa dib ugu soo laabtay kooxda Manchester United.
Waxaa uu laacibkani kula heshiiyay naadiga Manchester United inuu la sii joogayo muddo labo sanno ah.
Sida wararka Hordhaca ah ay Sheegayaan Manchester United ayaa CR7 ku heshay Aduun dhan 24 Milyan oo doolar taasi oo keentay in Juventus ay Aqbasho.
Ku biiritaankiisa kooxda ayaa hada keeneysa In Manchester United loo badiyo ku guuleysiga Horyaalka madama ay heshay Dhaliyaa weyn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here