Wararka Kenya DHAGEYSO:Kansalihii hore ee Shanta Abaq oo baaq diray By star - August 25, 2021 0 673 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kansalihii hore e deeganka Shanta Abaq e degmada Lagdera e ismaamulka Garissa Rashiid Garane ayaa ku baaqay in loo gurmada dadka ay abaarta samaysay e ku nool ismaamulka Garissa. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2021/08/Rashid-Garane.mp3