Madaxweynihii hore ee Chad oo geeriyooday isagoo xabsi ku jiro

0
637

Waxaa lagu soo warramayaa in madaxweyinihii hore ee dalka Chad Hissène Habré oo ku jiray xabsi ku yaalla wadanka Senegal ka dib markii la la xiriiriyay dambi dagaal uu geeriyooday isagoo 79 sano jir ah.
Waxaa arrinkan warbaahinta u xaqiijiyay wasiirka wasaaradda cadaaladda ee dalka Senegal Maalik Sal.