Waxaa magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya galinkii dambe ee shalay gaaray wafdi xildhibaano ah oo ka socdo Kenya gaar ahaan gobolka waqooyi bari.
Siyaasiyiintan ayaa lagu wadaa inay kulamo la qaataan madaxda ugu sare ee dowlad deegaanka Soomaalida.
Siyaad Bashuuc Saney ayaa faahfaahinaya