Suleymaan Bashiir Saalax oo ah qareen soomaaliyeed oo wareysi siiyay warbaahinta Star ayaa inooga warbixiyay waxa ay uga dhigantahay gobolka waqooyi bari amarkii ay shalay maxkamadda racfaanka daaqadda uga tuurtay qorshihii la doonayay in wax looga beddelo xeerarka wadanka ee BBI
Dhanka kale waxaa uu sheegay in BBI-da meesha laga saaro ay saameyn ku yeelan karto siyaasiyiinta taageraysanaa hindisahan oo uu ugu horreeya hoggaamiyaha xisbiga ODM Raila Odinga
Haddaba maxaa xal u ah siyaasiyaanta looga guulaystay dacwadda BBI-da.
Qareenka ayaa ka sharraxay
Dhanka kale shacabka ismaamulka Mombasa ee gobolka Xeebta ayaa muujiyeen ra’yi kala duwan oo la xariirta go’aankii maxkmadda racfaanka.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa faahfaahinya