DHAGEYSO:Wasiirka arrimaha gudaha oo loogu baaqay inuu isku shaandheyn ku sameeyo ciidamada booliska Kajiado

0
365

Xildhibaanadda laga soo doortay deegaanka bariga Kajiado Peris Tobiko ayaa wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Dr. Fred Matiang’i ugu baaqday inuu isku shaandheyn ku sameeyo ciidamada booliska ee ka howlgalo deegaankaasi oo ay ku eedeysay inaynan waajibaadkooda shaqo u gudan si hufan