Ugu yaraan 20 qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen gobolka Akkar ee waqooyiga dalka Lebanon.
Tani ayaa timid ka dib markii uu qarxay mid ka mid ah baabuurta qaado shidaalka.
Hay’adda laanqayrta cas ee dalka Lebanon ayaa arrinkan shaaca kaga qaaday barta Twitter-ka.