Taalibaan oo adkeysay gacan ku haynta waqooyiga Afghanistan

0
570

Kooxda Taalibaan ee ka soo horjeedda dowladda wadanka Afghanistan ayaa ku dadaalaysa in aan laga wareegin magaalooyin iyo degmooyin ay dhawaan qabsatay.
Waxay xoogga saareysaa waqooyiga dalkaasi.
Shacabka ayaa la soo sheegaya inaynan guriyaha ka soo bixin .
Dhanka kale ciidamada difaaca ayaa wacad ku maray inay geeri ka xigaan in Taalibaan ay kala wareegto magaalada ugu wayn waqooyiga dalkaasi ee Mazar-i-Sharif.