Taliyaasha bixiya amarrada sharci darrada oo la xiri doono

0
717

Agaasimaha waaxda dacwad soo oogidda dalka Mr. Nuurdiin Xaaji ayaa sheegay inuu xabsi muteysan doono taliyihii ciidamada booliska ee ka hooseeya siiyo amarro aan sharciga dalka waafaqsanayn.
Waxaa uu xafiiska mas’uulkan hadda dabagal ku hayaa kiisas noocan ah.
Nuurdiin ayaa xusay in la xaqiijin doono in saraakiisha heerarka hoose ee booliska ay fuliyeen amarro sharci darro ah oo ay bixiyeen taliyayaashooda.