DHAGEYSO:Wasaarada Waxbarashada Galmudug oo qabatay Kulamo Waxbarashada looga hadlayay

0
430

Wasiirka Waxbarashada Maamula Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Maxamed Xaashi Dhoorwe ayaa wuxuu Magaalada Dhuusamareeb EE caasimada Maamulkaasi uu ka furay kulankii ugu dambeeyay ee looga tashanayo sharciga waxbarashada Galmudug.
Wasiirka ayaa sheegay in faafreebkii ugu danbeeyay uu Sharcigaan marayo kadib mudo Hal sano iyo Bar ah oo laga shaqaynayay ayadoo intaas kadib loo gudbin doono Golaha wasiirada Maamulkaasi kadibna Baarlamaanka ayadoo ugu danbayna uu Madaxweynaha Galmudug Digreeto ku soo saari doono.