Dhallinyaradii kooxda kubadda cagta JCCI oo shalay qaraxa lagula eegtay magaalada Kismaayo ee maamulka Jubbaland ayaa maanta aas loogu sameeyay qabuuraha baar caleen ee magaladaasi.
Maxamad Ibraahim Washington ayaa warbixintaan inoo haya
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Magaalada Kismaayo oo lagu aasay dhallinyaradii ku dhimatay qaraxii shalay