Gobolka Kerala ee India oo lagu soo rogay xayiraadda COVID19

0
435

Maamulka gobolka Koonfureed ee Kerala ee dalka India ayaa maanta ku dhawaaqay xayiraad shaqeyn doonto labo cisho.
Amarkan ayaa looga gol-leeyahay xakameynta faafidda cudurka COVID19.
Gobolkaasi ayaa ilaa iyo hadda laga diiwaangeliyay 154,000 oo kiisaska caabuqa ah.
Tani ayaa u dhiganta boqolkiiba 37.1 ee xaaladaha guud ee cudurka ee India.