Ramla Cali oo ah gabadha Soomaaliya ku mataleysay tartanka cayaaraha feerka Olombikada ee Tokyo ayaa looga adkaaday dhibco.
Ramla ayaa waxaa ay is wajaheen gabar kale oo ka socotay dalka Romania.
Gabadha ayaa lagu magacaabaa Maria Claudia Nechita.