Barasaabka ismaamulka Mombasa Cali Xasan Joho ayaa markale xaqiijiyay inuu u sharraxan yahay jagada madaxweyninimo ee doorashada ee 2022-ka.
Waxaa uu carabka ku dhuftay in xisbiga ODM mar uun mustaqbalka u qaban doona hoggaanka ugu sarreeya ee dalka.
Mr Joho ayaa xusay in asaga, Raila Odinga iyo Wycliffe Oparanya u midkood noqon doona madaxweyne xiga ee dalka
Waxaana hadalladiisa ka mid ah
Tani ayaa kusoo aadeysa iyadoo toddobaadka dambe xisbiga ODM shaacin doona musharraxa madaxweynenimo