DHAGEYSO:William Ruto oo sheegay inuu wali ka tirsan yahay Jubilee

0
552

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa sheegay inuu wali ka tirsan yahay xisbiga talada dalka haya ee Jubilee.
Waxaa uu xusay in xisbiga UDA oo bilooyin ka hor la aas-aasay uu yahay kan mustaqbalka.
Mar uu arrimahan ka hadlayay ku xigeenka madaxweynaha dalka ayuu yiri