Raiisel wasaaraha la magacaabay ee Lubnaan Sacad Xariiri ayaa khamiista xilka ka degay ka dib markii uu ku guuldareystay inuu soo dhiso dowlad loo dhanyahay sideedii bilood ee la soo dhaafay.
Xariiri ayaa iscasilay kadib kulan kooban oo uu qasriga Baabda kula qaatay Madaxweyne Michel Aoun
Xafiiska ra;isul wasaaraha ayaa diiday inuu ka jabaabo warka soo baxay ee ah inuu is casilay.