DHAGEYSO:Nin dilay in ka badan 10 carruur ah oo shaaciyay sababta uu u laayay ilmaha

0
1237

Maxkmadda makadara ayaa maanta waxaa la soo taagay nin shalay loo xiray inuu dilay in ka badan 10 carruur ah.
Ninkan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in markii uu dilay canugii ugu horeeyay uusan helin wax nabad ah taas oo uu sheegay inay ku qasabtay inuu dilo carruur kale.
Waxaa uuna intaas ku daray in uusan falka dilka ah kaligiis fulin oo ay la fuliyeen dad kale.

Garsooraha maxkmadda Makadara heston nyaga ayaa booliska fursad u siiyay inay 30 maalmood ama bil ah xabsiga ku sii hayaan ninkan dilaaga ah oo lagu magacaabo Masten Wanjala.
Eedeysanahan ayaa hadda lagu haya saldhiga booliska ee Shauri Moyo.