DHAGEYSO:Gaadiidleyda Guriceel oo laga doonayo inay qaataan taargada Galmudug

0
362

Daahir Caseer Warsame oo ah Taliye ku xigeenka qaybta gobolka Galgaduud ee Ciidanka Wadooyinka maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegay in gaadiidleyda degmada Guriceel ay haystaan muddo saddex cisho ah si ay u qaataan summadda baabuurta ee ay dhawaan soo saartay Galmudug.