Wararka Kenya DHAGEYSO:Musharaxiin lagu kala reebay Dadaab By star - July 12, 2021 0 505 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Shir lagu kala reebayay labo ka mid ah musharaxiin u tartamaya kursiga deegaanka hoose ee Dhamajaaleey ee deegaanka Dadaab ayaa lagu qabtay magaalada Dadaab.Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinaya.