Ra’iisul wasaaraha dalka Japan Yoshihide Suga ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg oo si rasmi ah uga dhaqangalayso magaalada Tokyo.
Amarkan ayaa shaqeyn doono ilaa 22-ka bisha sideedaad ee sanadkan.
Waxaa uu qayb ka yahay dadaallada dowladda dalkaasi ay ku xakameynayso faafitaanka cudurka COVID19.