Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa diiwangalisay kiisas dhan 506 ka dib markii 24-kii saac ee la soo dhaafay baaritana lagu sameeyay dhecaan dhan 7,376.
Xaaladaha guud ayaa tan ka dhigtay 186,959.
Wxaana ka soo kabsatay viruska bukaan dhan 355 ,bogsashada guud ayaa maraysa 174,522.
Halka 8 qof la xaqoojiyay in 24-kii saac u dambeeyay u dhintene xanuunka dhimashada guud ayaa tani ka dhigaysa 3,705